Akhbaarta cudurka Koroonaha oo ku qoran afka Somaliga

Bogga COVID-19 ee barta internetka ee Magaalada Minneapolis.
Akhbaar xayaysiin, macluumaadka xidhiidhka, baaritaanka COVID-19 oo lacag la’aan, liiska gargaarka iyo xaaladaha degaanka.
Bogga COVID-19 ee barta internetka ee Magaalada Minneapolis
Barnaamij Idaacadeed oo Somali ah - "Magaaladayda Minneapolis"
Waa barnaamij ka baxa raadiyaha KALY bishiiba mar oo maamulka magaaladu ugu talagalay in lagu wacyigeliyo korna loogu qaado aqoonta mowduucyada muhimadda gaarka ah u leh busha weynta Bariga Africa ee ku dhaqan Minneapolis.